Waa Maxay ujeedada dowlada Turkigu ka leedahay taageerada ay siiso Soomaaliya?

Waxaa marar badan siyaabo kala duwan looga hadlay Sababta ay dowladda Turkiga muhiimad balaaran u siisay Soomaaliya oo ah dal burburay dhinac walba. Dowladda Turkiga waxay Muqdisho ka furatay Safaarada ugu weyn ee ay ku leedahay Qaaradda Afrika , waxaa sidoo kale ay Muqdisho ku leedahay Saldhig milateri oo ay joogaan boqolaal ka tirsan ciidamada … Continue reading Waa Maxay ujeedada dowlada Turkigu ka leedahay taageerada ay siiso Soomaaliya?